maquuro badweynta warbaahinta.

Maxaanu qabannaa:
Warbaahin; Sumadeyn; Suuq-geyn:
Media;Branding; Marketing:
Wararka Dunida:
$99
Jump into the swirl of global politics with WorldWide Whirl! We make sense of the chaos, bringing you the latest and greatest in world affairs, all while keeping it lively and engaging.
$149
Catch the beat of the ever-changing economy with EcoGroove Insights! Dive into engaging analyses that make understanding global economic trends a delight.
$199
Dive headfirst into a whirlwind journey across the globe with tales that tickle your curiosity and spark giggles. Discover stories from all corners of the world that invite you to explore, learn, and celebrate the vibrant tapestry of cultures.
Maqaalo:
Warbaahinta iyo Soomaalida:
Sidee noola soo xiriiri kartaa?
Waxaa xaruunteena dhexe ku taallaa, magaalada Birmingham, ee gobolka West Widlands, ee wadanka United Kingdom.
Xafiiskeenu wuxuu ku yaalla xaafadda Mosaley Village, ee degmada Mosaley, ee Birmingham, addreeskeenu waa sida tan:
Mosaley Exchange, 149-153 Alcester Road, Birmingham, B13 8JP
Email: amina.wehelie@heybad-media.com
website: www.heybad-media.com
tell: 01214498585/ ka dibna codso in laguu gudbiyo, Heybad Media ama fariin reeb.
Whasup: +44(0)7754664027
Baraheena bulshada ee facebook/X/Instagram/Youtube/LinkedIn/Tiktok/Skyblue: Kulligood waa:
@HeybadMedia
Follow us on social

Dukaankeena:
Xiriirada Kale:
Hadaad quud-darreyneso in aan shaqo kuu qanno, ama aad adigu tahay xirfadle doonaaya in uu nala shaqeeyo isagoo wakiil innaga ah, fadlan soo buuxi formkan, oo noogu soo gudbi, sida aad dooneyso in aan ama kuugu shaqeyno oo adeeg kuugu qabano ama aad dooneyso in aad adigu noola shaqeyso.
Innaguna waanu kugu soo warcelin doonnaa 4 maalmood oo maalmo shaqo ah gudahood.
Waanu dharareynaa in aanu ku maqalno.